| Warsan
Media Network
C/fitaax
Geeseey:
Asalaamu Calaykum, salaan dabadeed waxaan si aan la qiyaasi
karin ugu mahadcelinayaa Maamulka Somali Hosting Company.
waxaan muddo ku wareersanaa sidii aan u heli lahaa website la
heer ah kuwa Dunida oo aan si fudud wararka ugu darsan karno.
Asxaabteydu waxay ugula talin jireen in aan Companiyada Yurub
la xiriiro laakiin qiimahooda oo aad u badnaa iyo isfahamkeena
oo yaraa aawadeed waan is afgaran weynay mar dambe ayaan ka war
helay somali Hosting.
Read More |
 |
Towba
Group of Companies
Maamulka
Towba: Al-xamdu
Lilaah, Alle kadib waxaan u mahadnaqayaa Somali Hosting
Company oo suuro galisay wax aan quus ka joognay
.
Websiteka Al-towba.com waxaan ku wareersanaa
muddo sanad ka badan waxaa iiga baxday lacag fara badan oo gabigeed
qasaaro aheyd.
Somali Hosting ayaan la xiriiray oo aan u sheegay
in waqti iyo qarash fara badan iiga baxay webkan aana quus ka
joogo shaqadiisa......" Read
More
|